Xukun adag oo lagu riday nin Soomaali ah oo geestay weerar toorey loo adeegsaday

Maxkamad kutaala magaalada Mancheser ee dalka Britain ayaa xukun adag oo xabsi ah ku riday nin Soomaali ah oo ka dambeeyay weerar khasaaro geestay oo loo adeegsaday toorey ama Mindi. Mahdi Maxmuud ayaa lagu helay in uu isku dayay in uu toorey ku dilo sadex ruux uu ku jiro askari booliis ah kadib markii dadkaasi … Continue reading Xukun adag oo lagu riday nin Soomaali ah oo geestay weerar toorey loo adeegsaday